giirgiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
giirgiir1
Magac labMidab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.
giirgiir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMidabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay