gowrac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gowrac1
Magac lab1
Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo.
2
la midka ah (ld):
gowricid
gowrac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax birayn.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -rici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday; -rici