shalawtir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
shalawtir1
Magac labBuuxinta la buuxiyo weel wax yar ka dhimanyihiin.
shalawtir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWeel wax yari ka dhimanyihiin buuxin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay