weli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
weli1
Magac lab1
Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.
2
Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.
Wadarta Magacan
-iyo/awliyo, m.dh
weli2
Magac Falkaabe1
Ilaa hadda.
2
kol kale; haddana; misana.
3
Waa w.gay: abidkay, kolna.