Qaamuusle LogoQaamuusle

weled

Magac lab
1
Beeryarada oo jirrata aadna u bararta.
2
(awlaad, m.dh) Ilmo la dhalay.
3
Kasha badarka lagu tumo.