Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xeerka noqodka
Magac lab
1
(fiis.) Fallaadh abbaarka, fallaadh noqodka iyo liganuhuba waa isku sallax.
2
(fiis.) Xagal abbaarka (i) = xagal noqodka (r) wuxuna sax ku yahay noqodka ka dhaca dulaha muraayadaha obtikaad ee sallaxa ah iyo kuwa xoodanba.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xeeb
Magac dheddig
2: xeeb-yar
Magac dheddig
3: xeebad
Magac lab
4: xeebasho
Magac faleed dheddig
5: xeebo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: xeegaan
Magac dheddig
7: xeego
Magac dheddig
8: xeel
Magac dheddig