Qaamuusle LogoQaamuusle

jeekam

Magac labDaawo
Qayb xidmeed oo ku yaal meesha ay iskaga dhegsanyihiin xiidmaha yar yar iyo xiidmaha waaweyn. Afka sare wuxuu ka mid yahay kolonka, afka hoosana waxa ku yaal qabsinka.
Wadarta Magacan

-mo, m.dh