jeeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jeeb1
Magac labMeel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.
jeeb2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax si tartiib ah u goyn.
2
Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin.
3
Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay