Qaamuusle LogoQaamuusle

khoori

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khoori1
Magac lab
Gacan yar oo bad berriga soo gudaggala.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

khoori2
Magac lab
1
(juqr.) Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen.
2
(juqr.) Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh