Qaamuusle LogoQaamuusle

falaxgooddi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

falaxgooddi1
Magac lab
la midka ah (ld):
falaxgooddiyid
falaxgooddi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
Booloxoofto samayn; u bootayn; faatadhuglayn. ld faalaxgooddi², foolaxgooddi².
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/-isay; -iyi