falaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
falaad1
Magac lab1
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
2
Anshax, dhaqan.
Wadarta Magacan
-ddo/-dyo, m.dh
falaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday