Qaamuusle LogoQaamuusle

falaxfalax

Magac lab
1
Geed quwaax faleenka ka mid ah oo leh beeyo marka la shido udgoon.
2
Beeyada laga guro geedka falaxfalaxa.
3
Qof firfircoon.
4
Qof bilicsan.