barbaar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
barbaar1
Magac labNin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
barbaar2
Magac dheddig ururDhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
barbaar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBarbaar noqosho; korid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay