bar
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bar1
Magac labWax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus.
Tusaale
“Lacagta bar i sii”
bar2
Magac dheddig1
Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
2
B. xoolaad: xoolo yar.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
bar3
Magac labDaawoBar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
bar4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi.
2
Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin.
3
Is b.: caadaysasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay