Qaamuusle LogoQaamuusle

barax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barax1
Magac lab
1
B. ah: caano biyo ka yar lagu daray.
2
Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.
barax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Caano biyo ka yar ku darid.
2
Xoolo, bardooddan samayn.
Is-rogga falkan

-rxay, -raxday; -rxi