Qaamuusle LogoQaamuusle

dhiidhi

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhiidhi1
Magac lab
1
Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq.
2
la midka ah (ld):
dhiidhiyid
dhiidhi2
Magac lab
Ciid biyo qooyeen; dhiiqo.
dhiidhi3
Magac dheddig
Dhoobo aad u qoyan.
dhiidhi4
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi