Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhibaad
Magac dheddig
1
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
2
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhib
Magac dheddig
2: dhibaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: dhibaadin
Magac faleed dheddig
4: dhibaadsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: dhibaadsiin
Magac dheddig
6: dhibaaji
Magac lab
7: dhibaatayn
Magac faleed dheddig
8: dhibaataysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad