Qaamuusle LogoQaamuusle

dhib

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhib1
Magac lab ama dheddig
1
Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.
2
(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

dhib2
Magac dheddig
1
Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo.
2
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
dhib3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Nafley raaxo la'aan badid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay