Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
barbarafow
Magac lab
Fiisikis
Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa.
Wadarta Magacan
-ro ..., m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bar
Magac lab
2: baraacuud
Magac lab
3: baraag
Magac dheddig
4: baraakad
Magac dheddig
5: baraakin
Magac dheddig wadar
6: baraako
Magac dheddig
7: baraale
Magac lab
8: baraaley
Magac dheddig