Qaamuusle LogoQaamuusle

qaabile kiimikaad

Magac labBaayoloji
Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
Wadarta Magacan

-layaal ..., m.l/dh