qaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaab1
Magac lab1
Hannaanka wax leeyahay.
2
Hab.
3
Caano garoor ah.
4
Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
qaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
qaabi
Is-rogga falkan
-bay, -btay