qaaban
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaaban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax qaab loo yeelay noqosho.
2
Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
qaaban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax qaab loo yeelay ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd