Qaamuusle LogoQaamuusle

dharasow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dharasow1
Magac lab
Jilcidda qof jirkiisu jilco da' awgeed. ld dharasoobid.
dharasow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof da' awgeed, wax jirkiisu jilcay noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi