Qaamuusle LogoQaamuusle

dharas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dharas1
Magac lab
1
Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan.
2
Hilib aad caato u ah; bantar.
3
Qof aad u karti yar.
4
Caro.
5
Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).
dharas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid.
2
Qof xanaaqid.
3
Wax la gansaday wax ku diidid.
Is-rogga falkan

-rsay, -rastay; -rsi