Qaamuusle LogoQaamuusle

nadooc

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nadooc1
Magac lab
Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.
nadooc2
Magac labNaxwe
Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
nadooc3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday