Qaamuusle LogoQaamuusle

dhax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhax1
Magac lab
Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.
dhax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ku dh.: meel aan buuxin.
2
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; dhixi