Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
holac kiishyaro
Magac lab
Daawo
Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo xiidmaha. Marka ay xiidmaha ka sameysmanto waxay keentaa; xanuun uurkujirtada hoose, shuban ama calool joogsi.
Wadarta Magacan
-cyo ..., m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hol
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: holac
Magac lab
3: holac-cad-hunguri
Magac lab
4: holac-dulul
Magac lab
5: holac-kaadihays
Magac lab
6: holac-kaadimareen
Magac lab
7: holac-qabsiinood
Magac lab
8: holac-xuub-ubuceed
Magac lab