Qaamuusle LogoQaamuusle

negaadi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

negaadi1
Magac lab
1
Dhaqdhaqaaq la'aan.
2
Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi¹.
negaadi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².
Is-rogga falkan

-iyay, -isay