hiraahir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hiraahir1
Magac labNeeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir¹, haraanhir¹, hiraanhir¹.
hiraahir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², haraanhir², hiraanhir².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay