Qaamuusle LogoQaamuusle

hiraaci

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hiraaci1
Magac lab khabar
H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.
hiraaci2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn.
2
Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².
Is-rogga falkan

-iyay, -isay