uugaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
uugaan1
Magac lab1
(m.l.u) Daruuro cokan.
2
Yabaq, buuq. ld uugaamo.
uugaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Daruuro cukan cir ku dedmid.
2
Yabqid; buuqid.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay; -aami