udgoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
udgoon1
Magac lab1
Ur la jeclaysto oo carfoon.
2
Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
udgoon2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax ur la jecleysto leh ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-naa, -nayd