Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
neg
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
2
Wax socdaal ka baaqday ahaansho.
3
Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².
Is-rogga falkan
-gaa, -gayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: negaadi
Magac lab
2: negaadin
Magac faleed dheddig
3: negaan
Magac faleed dheddig
4: negaansho
Magac lab ama dheddig
5: negayaal
Magac lab ama dheddig
6: negayn
Magac faleed dheddig
7: negee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: negi
Magac dheddig