Qaamuusle LogoQaamuusle

nefis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nefis1
Magac lab
1
Meel aan ciriir ahayn.
2
Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.
nefis2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hawl muddo yar ka nasasho.
Is-rogga falkan

-say, -stay