Qaamuusle LogoQaamuusle

ammaan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ammaan1
Magac lab
1
Nabadgelyo.
2
Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxa iwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliya rasaasta ama hubka kale.
3
Cad kala bara kuruska geela oo sida badan ceeriinka laga cuno.
ammaan2
Magac dheddig
Wax wanaagsan oo cid laga sheego. 2. Xoolo hadiyad ahaan loo siiyo madaxda ama boqorrada.
ammaan3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax wanaagsan cid ka sheegid.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay