galaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
galaan1
Magac lab1
Xarig awrka lagu keeneeyo.
2
Weel yar oo biyaha lagu darsado.
3
Weel dheg leh oo afar litir qaada.
4
Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
galaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadSi gaar ah timo u tidcid.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami