Qaamuusle LogoQaamuusle

gembise

Magac lab
1
Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
2
Saab dharka la uuminayo la dul saaro.
3
Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambise.
Wadarta Magacan

-sayaal, m.l/dh