gembi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gembi1
Magac lab1
Dagaal weyn oo lagu hoobto.
2
la midka ah (ld):
gembiyid
gembi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Wax afrogid.
2
Dagaal ku kicid. ld gambi².
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -iday/isay; -iyi