Qaamuusle LogoQaamuusle

boon

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

boon1
Magac lab
Nin nolol maalmeedkiisa ka soo saaro ugaarsashada.
Wadarta Magacan

boon, m.dh

boon2
Magac dheddig
1
Beel ugaarsato ah.
2
Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.