Qaamuusle LogoQaamuusle

boob

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

boob1
Magac lab
1
Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato.
2
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato.
3
Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka.
4
la midka ah (ld):
boobid
boob2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho.
2
Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho.
3
Dedejin (cunid, socod, iwm).
Is-rogga falkan

-bay, -btay