booc
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
booc1
Magac lab1
Hunguri.
2
Cune.
3
In yar oo tubaako shiidan ah.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
booc2
Magac dheddigGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cyo, m.dh