junuub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
junuub1
Magac lab1
la midka ah (ld):
jinaabo
Shahwada ka timaad qof hurda
2
Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
junuub2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
jinaab
Is-rogga falkan
-bay, -btay