Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gerqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gerqaad
1
Magac lab
Hoggaaminta wax la hoggaamiyo ama la hor kaco.
gerqaad
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax hoggaamin.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ger
Magac lab
2: gerbi
Magac lab
3: gerdi
Magac lab
4: gerennuug
Magac dheddig
5: gergaar
Magac lab
6: gergaarid
Magac dheddig
7: gerger
Magac lab
8: gerhays
Magac dheddig