Qaamuusle LogoQaamuusle

jilbajoog

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jilbajoog1
Magac lab
Istaagga jilbaha lagu istaago.
jilbajoog2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cid jilbo isku taagid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay