Qaamuusle LogoQaamuusle

jil

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jil1
Magac lab
1
Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.
2
Qayb, miilo.
3
Lo' bulsho ah.
4
Jurmi nafley.
5
la midka ah (ld):
jilid
jil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
2
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
3
(riw.) Cid dhaajin.
Is-rogga falkan

-ilay, -ishay