gal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gal1
Magac lab1
Meel godan oo biyo ku jiraan.
2
Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
gal2
Magac lab ama dheddig1
Nuur dayaxa isku wareejiya.
2
Buqshad.
3
Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
Wadarta Magacan
-lal, m.l
gal3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid.
2
(f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.
3
(f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax).
4
(f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid.
5
(f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho.
6
(f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho.
7
(f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
Is-rogga falkan
galay, gashay; geli