galaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
galaal1
Magac dheddig1
Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal.
2
Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
galaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay