Qaamuusle LogoQaamuusle

galaabbax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

galaabbax1
Magac lab
Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax¹.
galaabbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Meel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax².
Is-rogga falkan

-xay, -xday