Qaamuusle LogoQaamuusle

loog

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

loog1
Magac lab
1
Martisoor xoolo laysu qalo.
2
Samaanyo.
loog2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Marti xoolo u qalid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay