loodsan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
loodsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la loodiyey noqosho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
loodsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la loodiyey ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami
-naa, -nayd